October 17, 2024

Xidig TV

Xaalada Caabuqa COVID-19, June 23, 2020

Xaalada Caabuqa COVID-19

La cusbooneysiiyay June 23,2020

Maalin kasta la cusbooneysiiyaa 11-ka subaxnimo, iyadoo xogta ay hadda jirto illaa 4 pm ee maalinta hore.

Wasaarada caafimaadka ee gobolkan Minnesota waxay soo saartaa xog ama warbixin cusub oo ku saabsan cudurka Covid-19 maalinkasta 11-ka subaxnimo. Xogtu waxay ka waramaysaa dadka lagahelay caabuqa covid-19. Xogtani waa hordhac waxaana lagayaabaa inay isbadasho maadaama kiisaska la baadhayo. Xog badan ayaa lasoo uririyaa inta lagu gudo jiro waraysiga kiiskaska laxidhidha caabuqa Covid-19. Xogtan aan idinla wadaagi doono ayaa loogu talagalay dhammaan kiisaska caabuqa Covid-19, iyada oo aan loo eegin heerka ama hababka wareysigu udhacay. Xogta kiisaska wareysigooda lasugayo waxa loo diwaan galinayaa kuwo “aan laga garanayn ama maqan”

Lama baadhin qofkasta oo looga shakiyay Covid-19, sidaa darted xogtani ma matalayso tirade guud ee dadka ku nool Minnesota eel aga helay ama uu kudhacay caabuqa COVID-19.  Tirada guud ilaayo Jan. 20, 2020.

Warbixin Maalin laha ah:

33,469

Wadarta dadka lagahey caabuqa

245

Tirada cusub ee la soo sheegay

9

Dhimashooyinka cusub ee la soo sheegay

Guudmarka Xalada Caabuqa Covid-19 ee Minnesota

  • Wadarta kiisaska laga helay caabuqa COVID-19: 33,469
    • Tirada shaqaalaha daryeelka caafimaadka: 3,428

Bukaanka aan ubaahnayn in la karantinimeeyo

  • Bukaanka aan ubaahnayn in la karantinimeeyo: 29,399

Dhimashada

  • Dhimashada: 1,393
  • Dhimashada kiisaska degen daryeelka muddada-dheer ama kujiray guryaha lacaawiyo: 1,101
  • Suurtagalnimada COVID-19 dhimashada *: 32
  • COVID-19 waxay ku qoran tahay shahaadada dhimashada, lakin lama diwaangaliyo qofkaa in lagahelay caabuqa COVID-19

Wadarta kiisaska u baahan dhakhtar in ladhigo: 3,860

  • Tirada dadka ladhigay dhakhtarka ilaa manta: 339
  • Tirada dadka ladhigay qaybta daryeelka dagdaga: 158

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

About Author

Skip to content