October 17, 2024

Xidig TV

XAALADIHII UGU DAMBEEYAY EE COVID-19

Xaaladihii ugu dambeeyey ee COVID-19

La cusboonaysiiyey November 26, 2020

Majiraan wax kays COVID-19 ah oo cusub maanta

Iyada oo laxusayo munaasabada fasaxa eeThanksgivingka  laguma samayn doono wax update ka xaaladaha kaysaska COVID-19ka ee isbuuclaha iyomaalinlahaba. Waxaa tirada la cusboonaysiin doonamaalinta jimcaha ee  taarikhdu tahay November 27,2020.

Xaaladaha COVID-19 oo la cusboonaysiin doonomaalinta sabtida  ee November 28,2020 ayaa lagu daridoona tiraooyinka labada maalin ee khamiistaNovember 26, 2020 iyo jimcaha November 27, 2020sidaas daraaded ayaa waxaa laga yaaba in tirade dadkauu haleelay caabuqa COVID-19 iyo dhimashaduba  in ay aad uga bataan inta caadiga ahayd.

Waxaan dhamaantiin idin rajaynaynaa idinka iyoqoysaskiina farxada  munaasabada thanksgivingka.

Waxaa qoray cabdi Ibraahim

St Cloud MN

About Author

Skip to content