Xaaladihii ugu dambeeyey ee COVID-19
La cusboonaysiiyey November 26, 2020
Majiraan wax kays COVID-19 ah oo cusub maanta
Iyada oo laxusayo munaasabada fasaxa eeThanksgivingka laguma samayn doono wax update ka xaaladaha kaysaska COVID-19ka ee isbuuclaha iyomaalinlahaba. Waxaa tirada la cusboonaysiin doonamaalinta jimcaha ee taarikhdu tahay November 27,2020.
Xaaladaha COVID-19 oo la cusboonaysiin doonomaalinta sabtida ee November 28,2020 ayaa lagu daridoona tiraooyinka labada maalin ee khamiistaNovember 26, 2020 iyo jimcaha November 27, 2020sidaas daraaded ayaa waxaa laga yaaba in tirade dadkauu haleelay caabuqa COVID-19 iyo dhimashaduba in ay aad uga bataan inta caadiga ahayd.
Waxaan dhamaantiin idin rajaynaynaa idinka iyoqoysaskiina farxada munaasabada thanksgivingka.
Waxaa qoray cabdi Ibraahim
St Cloud MN

More Stories
Islamic Center 2026 19th Annual
Islamic Center of St. Cloud is hosting its 19th Annual Convention on Saturday, October 3, 2026.
Residents raise concerns over Flock cameras at City Hall tonight. What do you think about the ALPR?