Kulan xog-waraysi ah oo ku saabsan Lahaanshaha Guriga oo ay martigelisay Hay’adda Awoodgelinta Bulshada ee Minnesota (CMCEO) iyo Buundada Dhaqanka oo ay iskaashanayaan Xarunta Horumarinta Afrika iyo Deganaanshaha Hagidda.
kulankan oo ahaa mid Diirada lagu saaranayay lahaanshaha Gurriga ayaa waxaa kasoo qeyb galay Qiimaha kala duwan ee bulshada Iyo hantilaayaasha si Daraasad ooga qaataan kulankan.
is Xog-wareysigan ayaa waxaa Soo qaban qaabiyey Hay’adda central Minnesota Community Empowerment Organization (CMCEO) oo kaashaneysa Hay’adda African Development Center and Guidance Residential.


More Stories
Boqolaal kun oo qof oo laga yaabo in ay waayaan (Food Stamp & Wic) oo ay ku tiirsanaayeen haddii la sii wado xiritaanka dowladda
Ma waxaa imanaya Kacdoonka bilaha xagaaga ee COVID?
Daadadka roobka ay khatar ku yhiin ceelasha biyaha laga cabo ee sida gaarka ah loo leeyahay.