October 17, 2024

Xidig TV

Daawadee ma la socotaa in XIDIG TV ay  bilowday Barnaamij la magac-baxay SABTIDA IYO ST CLOUD?.

Daawadee ma la socotaa in XIDIG TV ay  bilowday Barnaamij la magac-baxay SABTIDA IYO ST CLOUD?.

Barnaamijkan ayaanu uga Gol-leenay in aan Abuurno isku Soo dhawaanso Bulshada Dhexdeeda ah, Isla markana an Diirada ku saareyno Arrimaha Bulshada iyo Kolba wixii Markaas Taagan anaga oo idin Hor-keeni Doona hadba cidda ay Quseyso, sida madaxda iyo Doodaha, Arrimaha Amniga iyo wada shaqeynta Bulshada iyo Booliska iyo mowduucyo kale oo badan.

Todobaadkan Barnaamijka waxaa Marti noo ah Hudda Ibrahim oo ah madaxa Filsan Talent partners waxaana Diiradda ku saari Doona SINAANTA IYO CADAALADA Bulshada St Cloud.

Barnaamijkan Aragti wadaagi ah ayaa la qaban Doona maalinta  Foodda Nagu Soo haysa: January 22nd, 7PM Central Time.

 

Madashan ayaa ka dhici Doonta xarunta KB Coffee and Grill

510 25th Ave N b4,

St Cloud, MN 56303

 

wixii Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir XIDIG TV.

 

About Author

Skip to content