October 17, 2024

Xidig TV

Fariin Caafimaad oo Muhiim u ah Ilkaha Caruurtaada.

Steams County: Bishan February waxaa Loo Asteeyey Bisha Caafimaadka Ilkaha Caruurta, Taasoo la Rabo  in ugu yaraan 2 jeer sanadkii Caruurta la geeyo Goobaha Caafimaadka. Waxaan looga Gol-leeyahay in Ay Caruurtu Helaan Af iyo ilko Caafimaad Qaba.

Daraasad la sameeyey ayaa lagu ugu Ogaaday ilmaha marka ay Da’doodu Gaarso 3 Sano boqolkii 5% ilaa 10% waxaa Soo wajahda Dhibaatooyinka Dhanka Caafimaadka:

Dhibaatooyinka Caruurtu ay waqtigaas Wajahayaan Waxaa ka mid ah:

Waa Maxay ilka Caanood Ama Baby Teeth?
ilka Caanoodku waa Muhiim Waxay Caruurta Caawineysaa Qosolka, Cunista, Hadalka iyo Afka in si wanaagsan iskugu qaban Karaan, Ilka Caanoodku waxay Caruurta usoo bixi karaan marka Ay gaaraan 6 ilaa 10 bilood, Marka ay Caruurtu Gaaraan 3 Sano waxaa usoo bixi ilkaha Caadiga ah.

Haddaba waxaa jira Waxyaabo Badan oo Loo Badan yahay in ay Caruurtu Helaan oo ay ka mid yihiin Vitamiinada..

About Author

Skip to content