Shaqaalaha xarunta CAIRO ayaa idinla wadaagaya dhamaan adeegyada aad ka heli kartaan xafiiska heyadda oo kuyaala Midtown Square Mall, qolka 122A.
Hadaad doonayso in laguu xareeyo Passport ka, Green Card ka, ceymiska cafimaadka gbolka, ama ilmahaaga laga caawiyo dhanka wax barashada, xafiiska noogu kaalay ama soo wac (320) 281-3232.
Dhamaan adeegyadan aa si bilaash lagaaga caawin doonaa.
Mahadsanidiin.

More Stories
Part 4: Xuquuqda Muslimiinta ey isku leeyihiin; Sh. Abdullahi Ali
Waalidka xaqa uu inagu leeyahay: Sheikh Suldan Abdullahi
Part 2: Xaqa uu Nabiga SCW inagu leeyahay; Dr. Abdinour Bashaash Reshid