March 14, 2026

Xidig TV

Xidig TV

Shaqaalaha xarunta CAIRO ayaa idinla wadaagaya dhamaan adeegyada aad ka heli kartaan xafiiska.

Shaqaalaha xarunta CAIRO ayaa idinla wadaagaya dhamaan adeegyada aad ka heli kartaan xafiiska heyadda oo kuyaala Midtown Square Mall, qolka 122A. Hadaad doonayso in laguu xareeyo Passport ka, Green Card ka, ceymiska cafimaadka gbolka, ama ilmahaaga laga caawiyo dhanka wax barashada, xafiiska noogu kaalay ama soo wac (320) 281-3232. Dhamaan adeegyadan aa si bilaash lagaaga caawin doonaa. Mahadsanidiin.

Shaqaalaha xarunta CAIRO ayaa idinla wadaagaya dhamaan adeegyada aad ka heli kartaan xafiiska heyadda oo kuyaala Midtown Square Mall, qolka 122A.
Hadaad doonayso in laguu xareeyo Passport ka, Green Card ka, ceymiska cafimaadka gbolka, ama ilmahaaga laga caawiyo dhanka wax barashada, xafiiska noogu kaalay ama soo wac (320) 281-3232.

Dhamaan adeegyadan aa si bilaash lagaaga caawin doonaa.
Mahadsanidiin.

About Author

Exit mobile version