October 17, 2024

Xidig TV

Shirkada Summit Academy OIC oo ku Siinaysa fursad Shaqo.

Ma doonaysaa in aad badashid Mihnadaada ama farsamada aad ku shaqaysatid ?

Haddii ay Jawaabtaadu tahay Haa , waxaa fursad wanaagsan kuu haysaa Companiga Summit Academy OIC oo kusiinaysa fursad tabar oo ah dhanka Faryaamada oo Bilaash ah taas .oo kusahlaysa in aad hesho Shaqo wanaagsan.

Tababarka Dhanka Farsamada Gacanta wuxuu ka mid yahay xirfadaha ugu wanaagsan ee si fudud oo Hor ah aad ugu shaqeysan karta waliba si iskaa ah ama shaqa uga heli karta Shirkadaha waa weyn ee Caalamka.

Si aad macluumaad Dheeri ah u heshid fadlan booqo Xarunta Career Solutions/ Career Force maalmaha talaadada iyo khamiista inta u dhaxaysa 11 ka aroornimo ilaa 12 ka Duhurnimo laga bilaabo maanta ilaa Nov 17,2022

About Author

Skip to content