October 17, 2024

Xidig TV

wararka maalinlaha ee COVID -19 Axad luulyo 26,2020

Wazaarada caafimaadka ee gobolka Minnesota ayaa waxa ay Dadweynaha la socodsiinaysa xaaldadah ugu dambeeye ee covid -19 . warbixintan waxaa la cusboonaysiiyaa  maalin walba 11 ka arrornimo  iyadoo xogta marka  la hayo ay tahay 4-ta galabnimo ee maalintii hore.

Xogtan oo La cusbooneysiiyay axad  Luulyo 26, 2020

Tirada dadka uu  haleelay caabuqa covid-19  isu geyntooda waa 51,153 ruux, kaysaska cusub waa 871 Dhimashada  cusub waa 3 ruux

Dadka guud ee   la baadhay waa  957,374 ruux

Bukaanda aan u baahnayn in la karantiilo  waa 44,431 ruux

Dhimashada guud ee gobolka Minnesota waa 1,574

Tirada  guud ee dadka la seexiyey  waa 4,920. Dadka hada jiifa isbitaalada waa 273 kuwa la seexiyey qaybta gargaarka degdega waa 115.

Xaaladda ayaa si dhakhso ah isu beddeleysa. booqo bogga  caabuqa coronavirus  2019 si aad u hesho macluumaadka ugu dambeeyay isla markaana raac MDH bogga facebook, twitter iyo instagram si aad ula socoto.

Akhristayaal waxaan marwalba isku dayaynaa in aan idin soo gudbino wararka kusaabsan COVID-19 iyo siyaabaha la iskaga ilaaliyo

Waxaa barnaamijkan noo sahlay wazaarada caafimaadka ee gobolka Minnesota  haddii aad doonaysid macluumaad dheeri ah fadlan la xiriir wazaarada caafimaadka ee gobolka Minnesota.

MDH Briefing

St cloud MN

About Author

Skip to content