Wazaarada caafimaadka ee gobolka Minnesota ayaa waxa ay Dadweynaha la socodsiinaysa xaaldadah ugu dambeeye ee covid -19 . warbixintan waxaa la cusboonaysiiya maalin walba 11 ka arrornimo iyadoo xogta marka la hayo ay tahay 4-ta galabnimo ee maalintii hore.
Xogtan oo La cusbooneysiiyay Khamiis August 27, 2020
Tirada dadka uu haleelay caabuqa covid-19 isu geyntooda waa 72, 390 ruux, kaysaska cusub waa 1,158 Dhimashada cusub ee la soo sheegay waa 13 ruux
Dadka guud ee la baadhay waa 1,427,347 ruux
Bukaanda aan u baahnayn in la karantiilo waa 64,876 ruux
Dhimashada guud ee gobolka Minnesota waa 1,806
Tirada guud ee dadka la seexiyey waa 6,326. Dadka hada jiifa isbitaalada waa305 kuwa la seexiyey qaybta gargaarka degdega waa 139.
Xaaladdaha ayaa marwalba si dhakhso ah isku beddelaya .booqo bogga caabuqa coronavirus 2019 si aad u hesho macluumaadka ugu dambeeyay isla markaana raac MDH bogga facebook, twitter iyo instagram si aad ula socoto.
Akhristayaal waxaan marwalba isku dayaynaa in aan idin soo gudbino wararka kusaabsan COVID-19 iyo siyaabaha la iskaga ilaaliyo
Waxaa barnaamijkan noo sahlay wazaarada caafimaadka ee gobolka Minnesota
waxaa qoaray cabdi Ibrahim
St Cloud , MN
More Stories
Fahamka iyo Maareynta Macaanka: Safar Nololeed
Bulshada St. Cloud iyo Nawaaxigeeda oo ku taageertay suuqa Hargeisa (Waheen) $70,000
WARGALINTA BULSHADA EE COVID-19