October 17, 2024

Xidig TV

Maamulka Madaxweyne Joe Biden OO Xil sare U magacaabay Wiil Soomaali.

Maanta, waxay Wasaarada Shaqada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Minnesota (DEED) U Magacowday in Xamse Warfaa, ku xigeenka DEED, ay u magacaabeen Madaxweyne Joseph R. Biden iyo madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris jagada a Lataliye Sare, Amniga Rayidka, Dimuqraadiyadda, iyo Xuquuqul Insaanka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka.

Arrintan ayaa Hamza ka Dhigaysa qofkii ugu Horeeyey ee Somali ah ee Jago noocan ah loo magacaabo, waxayna Aragtan u Muuqata in mid Rumeysaneysa Rajadii ay Soomaalidu ka Qabtay Hogaaminta Maamulka Madaxweyne Biden Taasoo Soomaalida ka Dhigaysa in ay ka Dhex muuqdaan.

Soomaalida Gobalkan ayaa Arrintan Ku Tilmaamay Sidan “WAA GUUL WAYN OO SOOMAALIDA MINNESOTA U SOO HOYATAY HANBALYO Hamse Warfa”

About Author

Skip to content