October 17, 2024

Xidig TV

qalin-jabintii 6-aad ee Iqra Education Center ayaa Qabsoomi Doonta 12ka bishan February.

Shir sanadeedkii 6aad ee Iqra Education Center (6th Annual Convention of Iqra) ayaa markiisii lixaad lagu qaban Doona Degmada St cloud si loo Abaal Mariyo Dufcadda 6-aad ee Qalin Jabineysa Isla markana ay waalidiintooda mar-qaati ka Noqon Doonaan Ubadkooda iyo Waxbarashada Diimeed ee ay Iqra ka Heleen.

 

munaasabadan ayaa waxaa lagu Soo Bandhigi Qalinjabinta Ardayda Machadka iyo qeybta ardayda dugsiga, waxay Ardeydu Soo jeedin Quraan-aqris, Axaadiith, Nashiidooyin iyo ku Hadalka Luuqada Carabiga.

 

Madashan ayaa Waxaa sidoo kale lagu Soo bandhigi doona Muxaadarooyin English iyo af-Somali iskugu jira oo loo jeedin Doono Waalidiinta iyo Ardeyda..

 

Iqra Education Center waxay ku Taala Address: 10 4th Ave South, St. Cloud MN, 56301

Date: Feb 12, 2022

Time: 11:30AM – 6PM

 

About Author

Skip to content