Steams County: Bishan February waxaa Loo Asteeyey Bisha Caafimaadka Ilkaha Caruurta, Taasoo la Rabo in ugu yaraan 2 jeer sanadkii Caruurta la geeyo Goobaha Caafimaadka. Waxaan looga Gol-leeyahay in Ay Caruurtu Helaan Af iyo ilko Caafimaad Qaba.
Daraasad la sameeyey ayaa lagu ugu Ogaaday ilmaha marka ay Da’doodu Gaarso 3 Sano boqolkii 5% ilaa 10% waxaa Soo wajahda Dhibaatooyinka Dhanka Caafimaadka:
Dhibaatooyinka Caruurtu ay waqtigaas Wajahayaan Waxaa ka mid ah:
Waa Maxay ilka Caanood Ama Baby Teeth?
ilka Caanoodku waa Muhiim Waxay Caruurta Caawineysaa Qosolka, Cunista, Hadalka iyo Afka in si wanaagsan iskugu qaban Karaan, Ilka Caanoodku waxay Caruurta usoo bixi karaan marka Ay gaaraan 6 ilaa 10 bilood, Marka ay Caruurtu Gaaraan 3 Sano waxaa usoo bixi ilkaha Caadiga ah.
Haddaba waxaa jira Waxyaabo Badan oo Loo Badan yahay in ay Caruurtu Helaan oo ay ka mid yihiin Vitamiinada..
More Stories
Ma waxaa imanaya Kacdoonka bilaha xagaaga ee COVID?
Daadadka roobka ay khatar ku yhiin ceelasha biyaha laga cabo ee sida gaarka ah loo leeyahay.
Ololaha ‘Maqal Iyada’ oo ay MDH bilowday si loo yareeyo dhimashada la xidhiidhta uurka.