October 17, 2024

Xidig TV

Ka Qeyb Qaado Gurmadka Suuqii Gubtay Ee WAAHEEN, Hargeisa

Bulshada Soomaaliyeed ee ku Nool Magalaada St Cloud ee Gobolka Minnesota ee Carriga Mareyka ayaa Qaban Doona Madal Dhaqaale Aruurin loogu sameynayo Dadkii ku Ceyrtoobay Suuqa WAAHEEN ee magalaada Hargeisa,

Madashadan Afurka iyo Cashada ah la qaban Doona 23k Bishan oo ku aadan Sabtidada dambe, waxayna ka dhici Doonta Dugsiga Sare TECH HIGH SCHOOL oo ku yaala wada 4200 33rd St South, Saint Cloud, MN

“Ninkii wax sadaqeystaa oo Dar Illahay ula baxa Allah ayaa isna Daar Jannada uga Dhisi”

Haddaba walaalaha St Cloud waxaa loogu baaqaya in u Qofkasta waxa uu awoodo uu sadaqeysto maadama lagu Gudo Jiro Bisha Barakeysan Ee Ramadan oo Ah bil Ajar Badan,

Location: Tech High School
Address: 4200 33rd St South, Saint Cloud, MN
Date & Time: Saturday, April 23, 2022

About Author

Skip to content