Ma doonaysaa in aad badashid Mihnadaada ama farsamada aad ku shaqaysatid ?
Haddii ay Jawaabtaadu tahay Haa , waxaa fursad wanaagsan kuu haysaa Companiga Summit Academy OIC oo kusiinaysa fursad tabar oo ah dhanka Faryaamada oo Bilaash ah taas .oo kusahlaysa in aad hesho Shaqo wanaagsan.
Si aad macluumaad Dheeri ah u heshid fadlan booqo Xarunta Career Solutions/ Career Force maalmaha talaadada iyo khamiista inta u dhaxaysa 11 ka aroornimo ilaa 12 ka Duhurnimo laga bilaabo maanta ilaa Nov 17,2022
Ma doonaysaa in aad badashid Mihnadaada ama farsamada aad ku shaqaysatid?
Ma doonaysaa in aad badashid Mihnadaada ama farsamada aad ku shaqaysatid ?
Haddii ay Jawaabtaadu tahay Haa , waxaa fursad wanaagsan kuu haysaa Companiga Summit Academy OIC oo kusiinaysa fursad tabar oo ah dhanka Faryaamada oo Bilaash ah taas .oo kusahlaysa in aad hesho Shaqo wanaagsan.
Si aad macluumaad Dheeri ah u heshid fadlan booqo Xarunta Career Solutions/ Career Force maalmaha talaadada iyo khamiista inta u dhaxaysa 11 ka aroornimo ilaa 12 ka Duhurnimo laga bilaabo maanta ilaa Nov 17,2022

More Stories
Islamic Center 2026 19th Annual
Islamic Center of St. Cloud is hosting its 19th Annual Convention on Saturday, October 3, 2026.
Residents raise concerns over Flock cameras at City Hall tonight. What do you think about the ALPR?