Bahdilaadii Ugu Weyneyd ee Xukuumada Iyo Dhaqaalihii Oo Laga Xidhay
G. Barkhad Jibril oo ka awood batay Xukuumada Muuse biixi
Isu socodka suuqii shaqaalaha badani kasoo gali jiray Bulshada ku nool Gobolada Bariga Somaliland ayaa wakhtigan noqday mid bilaa xarakaad ah, Waxana Hoos udhac weyni ku yimi dhaqaalihii soo gali jiray Bulsho gaadhaysa 400.000 Qof oo ku nool Gobolada Bariga .
Waxana bulshadaasi oo siweyn ugu tiirsanayd dhaqaalaha kasoo xerooda Beeyada ay fariimo udireen Madaxweyne Muuse Biixi , Fariimahaasi kuwajahan in Madaxweynuhu Soo celiyo Ganacsade Barkhad Jibriil Xassan , Hadii kalena Xukuumadu Buuxiso Doorkii Shirkada Asli Maydi Ugu Jirtay Bulshada Beeyaysatada ah.
SHARE , COMMENT , LIKE AND THEN SUBSCRIBE THIS CHANNEL

About Author
More Stories
Grandview School hosted an Open House in St. Cloud, Minnesota
Taysir Quran is a learning app created to help children and beginners learn reading the Quran easily
Maxaa noo xigga shirkii ka dib? Su’aalaha ayaa ah: sidee hadalka loogu beddeli karaa ficil?