November 20, 2026

Xidig TV

Xidig TV

Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa ku dhawaaqay musharraxnimadiisa xilka Guddoomiyaha Gobolka Wajir

Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa ku dhawaaqay musharraxnimadiisa xilka Guddoomiyaha Gobolka Wajeer, xilli uu ka qaybgalayay xafladda sannadguurada labaad ee Somali Hero Awards oo lagu qabtay Minnesota.

About Author