Wasaarada caafimaadka ee gobolkan Minnesota waxay soo saartay xog ama warbixin cusub oo ku saabsan cudurka Covid-19 maalinkasta 11-ka subaxnimo.
Xogtu waxay ka waramaysaa dadka lagahelay caabuqa covid-19. Xogtani waa hordhac waxaana lagayaabaa inay isbadasho maadaama kiisaska la baadhayo. Xog badan ayaa lasoo uririyaa inta lagu gudo jiro waraysiga kiiskaska laxidhidha caabuqa Covid-19. Xogtan aan idinla wadaagi doono ayaa loogu talagalay dhammaan kiisaska caabuqa Covid-19, iyada oo aan loo eegin heerka ama hababka wareysigu udhacay.
Xogta kiisaska wareysigooda lasugayo waxa loo diwaan galinayaa kuwo “aan laga garanayn ama maqan”
Lama baadhin qofkasta oo looga shakiyay Covid-19, sidaa darted xogtani ma matalayso tirade guud ee dadka ku nool Minnesota eel aga helay ama uu kudhacay caabuqa COVID-19. Tirada guud ilaayo Jan. 20, 2020.
Warbixin Maalin walba ah
24,850Wadarta dadka lagahelay caabuqa |
|
664Tirada cusub ee la soo sheegay |
14Dhimashooyinka cusub ee la soo sheegay |
Baadhitaan
Tirada guud ee la baadhay: 249,519
- Qiyaasta tirada guud ee baadhitaannada la soo gabagabeeyey ee Shaybaarka Caafimaadka Dadweynaha MDH: 23,832
- Qiyaasta tirada guud ee baadhitaanada la soo gabagabeeyey ee sheybaadhada dibedda: 225,687
Guudmarka xalada caabuqa Covid-19 ee Minnesota
- Wadarta kiisaska laga helay caabuqa COVID-19: 24,850
- Tirada shaqaalaha daryeelka caafimaadka: 2,690
Bukaanka aan ubaahnayn in la karantinimeeyo
- Bukaanka aan ubaahnayn in la karantinimeeyo: 18, 695
Dhimashada
- Dhimashada: 1,040
- Dhimashada kiisaka degen daryeelka muddada-dheer ama kujiray guryaha lacaawiyo: 848
- Suurtagalnimada COVID-19 dhimashada *: 10
- COVID-19 waxay ku qoran tahay shahaadada dhimasha, lakin lama diwaangaliyo qofkaa in lagahelay caabuqa COVID-19
Dhakhtar-dhigid
Wadarta kiisaska u baahan dhakhtar in ladhigo: 3,047
- Tirada dadka ladhigay dhakhtarka ilaa manta: 555
- Tirade dadka ladhigay qaybta daryeelka dagdaga: 257
Tirakoobka COVID-19 Da’da
Mashallah, waa xog aad loogu baahnaa, mahad sanid bahda Xidig TV iyo Wazaarada caafimaad.
Waa waxbixin aad loogu baahnaa, mahad sanidiin…
Gobolka Minnesota iyo somalida dagan, Waad ku horrmar teen sidaad Covid-19 ooga hortagteen
Mashallah, waan ka helay sidaad u soo bandigteen fariintan