Siddee baad isku ilaalinaysaa markaad buuqato masaajidka iyo goobaha cibaadada?
La fadhiiso xubnaha qoyskaaga oo ka durug dadka kale ee cibaadaysanaya uugu yaraan 6 fuudh dhinac kasta.
Xidho afgashi marka aad timaado, markaad baxeyso, iyo haddii aad ka fursanwaydo inaad dhex marto dadka dhexdooda.
Ha gacan qaadin, gacmaha ha qabsan, hana taaban dadka ka baxsan gurigaaga.
Ka durug dadka kale waqtiga cibaadada kahor iyo kadib ba.
Raac tilmaamaha kale ee badbaadada ee culimada masaajidku ay dejiso ama ay ku faraan.

More Stories
Boqolaal kun oo qof oo laga yaabo in ay waayaan (Food Stamp & Wic) oo ay ku tiirsanaayeen haddii la sii wado xiritaanka dowladda
Ma waxaa imanaya Kacdoonka bilaha xagaaga ee COVID?
Daadadka roobka ay khatar ku yhiin ceelasha biyaha laga cabo ee sida gaarka ah loo leeyahay.