October 17, 2024

Xidig TV

Xaflada Qalin Jabinta Hikmah Center oo Sabtida 12/25/21 Qabsoomi Doonta.

Xaflada Daah furka Xarunta Cusub Hikmah Center iyo qalin jabinta ardayda ayaa la qaban Doona maalinta Sabtida (Saturday) oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 12/25/21,

Abdikhafaar Sheikh Mohamed Daahir waa Maamulaha Guud Ee Hikmah Centre wuxuuna dhammaan Bulshada Ku Dhaqan St cloud ugu baaqay in ay kasoo qayb galaan Madashan Qalin Jabinta.

Maamule Mohamed Sheikh wuxuu sheegay in Abaal Marino la Gudoon siin Doona Ardeyda Kaalmaha Hore ka gala Natiijada.

Madrassata Hikmah Centre oo Ka mid ah meelaha Dhif iyo Naadirka ee lagu Barto Kitaabka Alle iyo Axadiista Rasuulka ee ku Taala Gobolkan Ayaa tan iyo intii la furay waxaa Ka aflaxay Ardeyda Tiro badan.

ciwaanka waa 620 21st Ave N St Cloud MN.

About Author

Exit mobile version
Skip to content