October 17, 2024

Xidig TV

Dugsiga Hoose ee Degmada ST CLOUD oo bilaabay Diiwaan-gelinta Caruurta Yaryar.

Barnaamijka Ayaa loogu Talo galay diiwaan galinta caruurta yaryar iyo Xanaanadooda (Kindergarten) iyo waliba Qaabka ay qoysaska isku diiwaangalin karaan Maadama waalidiinta Soomaalidu markasta Daahaan.

Barnaamijkan ayaa waxaa Marti Noogu ahaa Gudoomiye ku xigeenka Dugsiga Hoose Mr Mac Rivard waxaana wax ka waydiinay sida Caruurta loo Diiwaan galinayo iyo waxa waalinta Laga Doonayo.

” Waxaan Bilownay Diiwaan galinta iyo Xanaadda Caruurta ay Kuwaasii oo Da’doodu u dhaxeyso 4 Sano Jir ilaa 5 Sano jir, Sanad Dugsiyeedka Sanadka 2022 iyo 2023″

Si kastaba ahaatee Barnaamijkan ayaa u muuqdo mid ay Arday Badan ka Faa’iidi karaan.

About Author

Exit mobile version
Skip to content