October 17, 2024

Xidig TV

Saameyn Nooce ah ayay Soomaalida Ku leedahay Isbadalka Lagu sameeyey Gobolka Minnesota?

SABTIDA IYO ST CLOUD: Saameyn Nooce ah ayay Soomaalida Ku leedahay Isbadalka Lagu sameeyey Gobolka Minnesota?

Gobolka Minnesota ee Carriga Mareyka oo Soomaalida ugu badan ku Noolyiin wuxuu ka Kooban 8 Deegaan Doorasho, Haddaba 10 Sano kasta ka dib waxaa wadanka iyo Gobolkaba laga sameeyaa Tiroob si loo Ogaado Tirada Dadka ku Nool.

Tirokoobkii Kan Ka Horeeyey Dadka madaw iyo Soomaalida waxaa lagu Qiyaasayey 17.5% lkn way korartay waxaa lagu qiimeeyey ilaa 25%. Taasoo ka Dhigaysa Dadka la Tirada badan in ay aad u badanayaa.

“Dadka laga Tirada badan yahay ee Tiradoodu koreysay ayaa waxaa lagu qiimeeyey in ay Soomaalidu ugu badan tahay”
ayuu Yiri Omar Podi oo Siyaasadda Falanqeeya.

Arrintan ayaa looga Gol leeyahay in la Gobolkasta Dadka ku Nool matalaada iyo Miisaaniyadda uu helo la isku Barbar Dhigo

“Deegaanka District 5 oo Soomaalidu ku badan tahay Isla markana Xildhibaan Ilhan Cumar laga Soo. Doorto ayaa waayo Doono Qeybo ka mid ah” Ayuu Mr Omar Podi.

Si kasta ha ahaatee Arrintan ayaa Dadka laga Tiro-badan yahay uga Dhigan Mid muhiim u ah.

 

About Author

Exit mobile version
Skip to content