Hay’adda Samafalka ee CAIRO ayaa Qabatay Tallaalka COVID-19 oo Bilaash ah.
Tallaalkan bilaashka ah ayaa loogu Talo Galay in ay Ka faaideystaan Caruurta ay da’doodu tahay 6 bilood iyo ka weyn, si looga hortago Xanuunkan.
Barnaamijkan ayaa lagu qaban Doona 3333 qaybta galbeed St. Suite 122A, St. Cloud, MN 56301 Taariikhda & Saacadda: 09/26/22, 1 duhurnimo – 5 galabnimo.
Hay’adda Cairo ayaa waxay u Balan qaadeysa Caruurta Qaatada Talaal Covid-19 ay Hadiyado lacago iyo Agabka Caruurta Ardeyda ah sida Boorsooyin’ Buugaag iyo Waxyaabo kale siin doonto.
Hadaba si ay Caruurta uga faaidaan Talaalkan Bilaashka waxaad kala soo xiriiri kartaa Cinwaanadan: 3333 qaybta galbeed St. Suite 122A, St. Cloud, MN 56301 Taariikhda & Saacadda: 09/26/22, 1 duhurnimo – 5 galabnimo. Taleefanka: 320-281-3232 Website: www.Cairomn.org

More Stories
Boqolaal kun oo qof oo laga yaabo in ay waayaan (Food Stamp & Wic) oo ay ku tiirsanaayeen haddii la sii wado xiritaanka dowladda
Ma waxaa imanaya Kacdoonka bilaha xagaaga ee COVID?
Daadadka roobka ay khatar ku yhiin ceelasha biyaha laga cabo ee sida gaarka ah loo leeyahay.