Dadka halista wayn ugu jira caabuqa-19 oo laga yaabo in uu wax wayn u gaysto waa in ay iska baadhaan Caabuqa-19 isla markiiba mar hadii ay daremmaan qaar kamid ah calaamdaha Covid-19. Waxaa dadkan baaahida qaarka leh ay heli karaaan dawooyin gaar ah oo ka fududaynayaa dhibaatooyinka Caabuqa Covid-19 iyo in loo seexiyo cisbitaal ama uu sababo dhimasho . lahadal dhakhtarkaaga si aad u ogaato in aad u qalanto daawooyinkan loogu talo galay dawaynta Caabuqa-19 ka ogow macluumaad dheeri ah COVID-19 Treatments
Ilaa tobaneeyo farmashiyayaalka iyo xarumaha caafimaaadka ee dowlada dhexe ayaa ka qaybaadanaya barnaamij tijaabo ah oo lagu daweeynayo Caabuqa Covid-19. Halkaas oo markaad tagtid lagaa baadhayo caabuqa Covid-19, mar haddii ay natiijada baadhitaankaagu uu noqdo positive, waxaa ku arkayaa isla markaaba dhaqatar jooga goobta , kaas oo haddii aad u qalanto barnaamijkan tijaabda ah kusiinayo daawooyin . Dowlada federaalka waxay kugu talagashay hage ku tusaya meelaha laga heli karo xarumaha daaweeya Covid-19 Test to Treat locator si aad u ogaato goobta kuugu dhaw ee aad ka heli karto adeegan


More Stories
Islamic Center 2026 19th Annual
Islamic Center of St. Cloud is hosting its 19th Annual Convention on Saturday, October 3, 2026.
Residents raise concerns over Flock cameras at City Hall tonight. What do you think about the ALPR?