• Ramadaanka dhexdiisa waxaad bulshada ku caawin kadhaa inaad
qaadato booster oo hoos u dhigaya khatarta ay leedahay faafinta
Caabuqa-19
• Waqtiga afurada iyo goobaha lagu guto salaada waxay ka mid tahay
qaybaha ugu muhiimsan Ramadaanka, saa awgeed ka feejignow
caabuqa -19 si aad uga faa idaysato bisha barakaysan.
• Soonka muhiimadiisu waa bulshada. Waxaad daryeeli kadhaa bulshada
markaad adiga xoojiso talaalkaga.
• Hadii bisha Ramadaanka aad dareento daal aad la soomi waydo ama uu
kugu dhaco Caabuqa-19, waxaa laga yaabaa inaad si xun ugu
xanuunsato ayna kugu qaadatana mudo todobaad ah ama bil inaad ka
soo kabsato. Saa awgeed, qaado talaalka si soonka uusan kuu dhaafin.
• Waxaad haysataa talaal aad naftaada iyo ehelada aad jeceshahay uga
baadbadiso Caabuqa-19 koosoo kuu hirgalinaya isu imaanshaha bisha
Ramadan ee ka faaidayso.
• Talaalka iyo xoojintiisa ayaa ah sidii aad adiga iyo bulshada uga hortagi
kadhaan Caabuqa-19. Waxaad barataa sidii aad caruurtaada u talaali
lahayd ugana badbaadiso Caabuqa-19 waqtiyada afurada iyo marka la
iskugu yimaado goobaha salaada.
• Talaalaka iyo booster waxaad ka heli kadhaa hay’ada soo galootiga iyo
qaxootiga ee CAIRO, too bisxisa bishii laba goor. Akkbaar faahfaahsan
waxaad kala xidhiidhaa numberkooda oo ah: 320-281-3232


More Stories
Islamic Center 2026 19th Annual
Islamic Center of St. Cloud is hosting its 19th Annual Convention on Saturday, October 3, 2026.
Residents raise concerns over Flock cameras at City Hall tonight. What do you think about the ALPR?