Wazaarada caafimaadka ee gobolka Minnesota ayaa waxa ay Dadweynaha la socodsiinaysa xaaldadah ugu dambeeye ee covid -19 . warbixintan waxaa la cusboonaysiiyaa maalin walba 11 ka arrornimo iyadoo xogta marka la hayo ay tahay 4-ta galabnimo ee maalintii hore.
Xogtan oo La cusbooneysiiyay axad Luulyo 26, 2020
Tirada dadka uu haleelay caabuqa covid-19 isu geyntooda waa 51,153 ruux, kaysaska cusub waa 871 Dhimashada cusub waa 3 ruux
Dadka guud ee la baadhay waa 957,374 ruux
Bukaanda aan u baahnayn in la karantiilo waa 44,431 ruux
Dhimashada guud ee gobolka Minnesota waa 1,574
Tirada guud ee dadka la seexiyey waa 4,920. Dadka hada jiifa isbitaalada waa 273 kuwa la seexiyey qaybta gargaarka degdega waa 115.
Xaaladda ayaa si dhakhso ah isu beddeleysa. booqo bogga caabuqa coronavirus 2019 si aad u hesho macluumaadka ugu dambeeyay isla markaana raac MDH bogga facebook, twitter iyo instagram si aad ula socoto.
Akhristayaal waxaan marwalba isku dayaynaa in aan idin soo gudbino wararka kusaabsan COVID-19 iyo siyaabaha la iskaga ilaaliyo
Waxaa barnaamijkan noo sahlay wazaarada caafimaadka ee gobolka Minnesota haddii aad doonaysid macluumaad dheeri ah fadlan la xiriir wazaarada caafimaadka ee gobolka Minnesota.
MDH Briefing
St cloud MN
More Stories
XAALADIHII UGU DAMBEEYAY EE COVID-19
WAXA AAD U BAAHAN TAHAY INAAD OGAATO BAARITAANKA CUDURKA COVID-19
Tallaabooyinka la qaadayo haddii goobtaada shaqada aysan raacin hab- maamuuska caafimaadka iyo badbaadada