October 17, 2024

Xidig TV

Kulan is Xog-wareysi ah oo looga hadlay lahaanshaha Guriga Hay,adda CMCEO oo kaashaneysa African Development Center and Guidance Residential.

Kulan xog-waraysi ah oo ku saabsan Lahaanshaha Guriga oo ay martigelisay Hay’adda Awoodgelinta Bulshada ee Minnesota (CMCEO) iyo Buundada Dhaqanka oo ay iskaashanayaan Xarunta Horumarinta Afrika iyo Deganaanshaha Hagidda.

kulankan oo ahaa mid Diirada lagu saaranayay lahaanshaha Gurriga ayaa waxaa kasoo qeyb galay Qiimaha kala duwan ee bulshada Iyo hantilaayaasha si Daraasad ooga qaataan kulankan.

is Xog-wareysigan ayaa waxaa Soo qaban qaabiyey Hay’adda central Minnesota Community Empowerment Organization (CMCEO) oo kaashaneysa Hay’adda African Development Center and Guidance Residential.

About Author

Exit mobile version
Skip to content