October 17, 2024

Xidig TV

XIDIG TV oo Qaban Doona Dood muhiim ah Sabtida.

XIDIG TV Ayaa Sabtida Fooda inagu Soo haysa Qaban Doona Dood looga wada Xaajoonayo Xaalada Gobolka iyo waliba tan Deegaanka.

Doodaan ayaa waxaa Ka qeyb Gali doona mas’uuliyiinta degaanka oo uu ka mid yahay Senator Aric Putnam, Guddoomiyaha Degmada, Tarryl Clark, Carol Lewis Guddoomiyaha Degmada, Shannon Haws oo ah Xubin Golaha Magaalada St. Cloud, Guddiga Dugsiga 742, Dave Bentrud iyo waliba Booliska Magaalada Waite Park.

Kulankan ayaa waxaa Taabo galinaya Hay’adda CAIRO oo ah Hay’adda ka shaqeysa Arrimaha Qoxootiga, Garabna siisa Dadka Qoxootiga iyo Soo galootiga ah.

madashan ayaa Qabsoomi Doonta Sabtida Soo socota oo ku beegan Dec 4th wuxuuna Ka dhici doona Dhismaha Midtown Square Mall. Waqtiga: 4PM Galabnimo.

About Author

Exit mobile version
Skip to content