October 17, 2024

Xidig TV

All Star Nutrition: oo kuu Diyaariyey nafaqooyin, Dhimiska Miisaanka, iyo Vitamins.

ALL STAR NUTRITIONS waa Dukaan aad ka heleyso dhammaan Nafaqooyinka uu jirka bini aadamku u baahan yahay, Vitamins iyo sidoo kale Dhimista Miisaankaaga Hadii aad Dhaaftay Halkii laga rabay. sidoo kale waxaad All Star Nutrition ka heleysaa Talo bixin la Xiriirta qaabka ugu haboon ee loo Dhimo, dhiso jirkaaga iyo waxyaabaha kugu haboon.

NUTRITIONS.
waa walxo ku jira cuntada taasi oo nooluhu u isticmaalaan ineey ku noolaadaan iyo ku koraan. Nafaqada yar eee joogtada ah waxay keentaa in nooluhu ku sii wato nolosha, halka nafaqo badan oo joogto ahi ka caawiso jidhka noolahaas inuu koro oo awoodeysto. Guud ahaan nafaqada noocyaheeda kala duwan waxaa laga helaa deegaanada kala duwan ee oogada Dhulka.[1] Sidoo kale nafaqadu waxay jidhka ka caawisaa inuu dib u habayn ku sameeyo meelaha ka dilaaca ama dhaawacu ka soo gaadho. Noocyada ay nafaqada u qaataan xayawaanka iyo dhirtu way kala duwan tahay. Sida caadiga ah, dhirtu waxay nafaqada si toos ah uga soo qaataan carada ayagoo isticmaalaya xididadooda, mararka qaarna waxayba ka soo qaataan cirka ayagoo isticmaalaya caleemohooda.

VITAMINS.
Fiitamiinnada waxaa laga helaa tiro badan oo ka mid ah cuntooyinka aan cunno. Waxay lagama maarmaan u yihiin caafimaadka wanaagsan maxaa yeelay waxay ciyaaraan doorar badan sida hagaajinta dhaawaca gacanta, kordhinta habka difaaca jirka, iyo u beddelka cuntada tamar. Fiitamiinnada ayaa si gaar ah muhiim u ah markaan u gudubno bilaha jiilaalka.

WEIGHTS.
Dunida maanta oo waxa ugu badan ee caafimaad ahaan laga cawdaa uu yahay korodhka miisaanka oo la socda qaab nololeedka casriga ah iyo caadooyin cunto qaadasho oo aad loo isticmaalo ayaa ay ALL STAR NUTRITIONS si joogto ah u soo jeediyeen farsamooyin iyo qaab nololeedyo kala duwan oo ay ku talinayaan in uu raaco ruuxa doonaya in uu miisaanka dhimo.

wixii Faahfaahin ee dheeri ah Kala xiriir.
All-Star Nutrition is located at 132 2nd Street South, Waite Park MN, 56387, Phone: 320-252-5004

 

About Author

Exit mobile version
Skip to content