October 17, 2024

Xidig TV

Anisa Hajji: Waa Gabadhii Ugu Horeysay Soomali ee Barnaamijkan Ka Hirgalisay Mareykanka

Anisa Haji waa Gabar Da’yar oo Hindistay Fikrad Dhif iyo Naadir ah oo ay Dad badan Soo dhaweeyeen,

Kalsooni Cards: Waa Adeeg Hufan oo kuu Fududeynaya Helista Kaarar ku Qoron Afkaaga Hooyo, Dadkana u Fududeynaya Adeegyada Aas-aasiga ee Luuqada iyo Fahamkeeda,

Sidoo kale Barnaamijkan ay Anisa Curisay ayaa waxuu dhinaca kale Leeyihiin Qurxinta Dharka Dumarka Naqshadaynta Dharka/Labiska Soomaaliyeed ee la isku daray Dharka waxaa ka mid ah Baati (dharka guriga), Macawiisyo Tilmaamaha Farshaxanka Dhaqanka.

Adeegan wuxuu sidoo kale ka Kooban yahay Kaararka & Qaamuuska iyo sidoo kale Sawiro Dadka Bulshada magaca ku leh Bulshada magaca iyo ku dhex leh Sharafta leh

Kalsooni Cards waa Higsigii ugu Horeeyey ee Ay Abid laga Hirgaliyo Halkan Taasoo ay Qof Somali ah Hirgalisay.

About Author

Exit mobile version
Skip to content