October 17, 2024

Xidig TV

Wiil Soomaaliyeed oo Guri ku Guuleystay Sartel.

Bulshada Ku Nool Sartel ayaa si diiran usoo dhaweysay wiil Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Abdi oo Guri ku guuleystay,

Abdi oo ah wiil Soomaaliyeed oo Ka badan ka 22 ka shaqeynayey Degmada 742 District oo Ka Tirsan Deegaanka St Cloud ayaa Tilmaamay Caawa in uu aad u Faraxsan yahay islamarkana aan dareenkiisa Qoraal lagu Soo Koobi Karin.

“maalmo Ka Hor wiilkeyga ayaa iwaydiiyey Abo Buugaag badan ayaa Aqrista Qolkana aad ayuu igu yar yahay, sidaa darteed Dadka ku Nool Sartel ha ogaadaan in ay Buugaag badan la imaaneyno”

Hadda Abdi oo ah Aabo 3 caruur ah ayaa Tusaale Fiican u noqonaya arday Tiro badan kasoo Qeyb gashay madashan.

About Author

Exit mobile version
Skip to content