October 17, 2024

Xidig TV

Bulshada St Cloud oo Lacag u Aruuriyey Suuqii Gubtay Ee Waaheen, Hargeisa.

Bulshada Soomaaliyeed ee ku Nool St Cloud ee Gobolka Minnesota ee Carriga Mareykanka ayaa Aruuriyey Ku dhawaad $100,000 oo Dollar si ay uga Qeyb qaataan Gurmadka Suuqii Gubtay Ee Waaheen, Hargeisa.

Dhaqaale Aruurintan ayaa waxaa si jir ah wada uga Qeyb Qaatay Dhammaan qeybaha Kala Duwan ee Bulshada ku Nool St cloud sida Ganacsatada, Maamulada Masaajidda iyo ururada Bulshada.

Dhammaan Dadkii Kasoo Qeyb galay Madashan Dhaqaale Aruurinta ayaa Bulshada kale ugu baaqay Qofkasta in uu la Boxo waxa uu Awoodo.

About Author

Exit mobile version
Skip to content