October 17, 2024

Xidig TV

xaaldadah ugu dambeeye ee covid -19 la cusboonaysiiyey 8/27/2020

Wazaarada caafimaadka ee gobolka Minnesota ayaa waxa ay Dadweynaha la socodsiinaysa xaaldadah ugu dambeeye ee covid -19 . warbixintan waxaa la cusboonaysiiya  maalin walba 11 ka arrornimo  iyadoo xogta marka  la hayo ay tahay 4-ta galabnimo ee maalintii hore.

Xogtan oo La cusbooneysiiyay Khamiis   August  27, 2020

Tirada dadka uu  haleelay caabuqa covid-19  isu geyntooda waa 72, 390 ruux, kaysaska cusub waa 1,158 Dhimashada cusub ee la soo sheegay waa 13 ruux

Dadka guud ee   la baadhay waa 1,427,347 ruux

Bukaanda aan u baahnayn in la karantiilo  waa 64,876 ruux

Dhimashada guud ee gobolka Minnesota waa 1,806

Tirada  guud ee dadka la seexiyey  waa 6,326. Dadka hada jiifa isbitaalada waa305 kuwa la seexiyey qaybta gargaarka degdega waa 139.

Xaaladdaha  ayaa marwalba si dhakhso ah isku beddelaya .booqo bogga  caabuqa coronavirus  2019 si aad u hesho macluumaadka ugu dambeeyay isla markaana raac MDH bogga facebook, twitter iyo instagram si aad ula socoto.

Akhristayaal  waxaan marwalba isku dayaynaa in aan idin soo gudbino wararka kusaabsan COVID-19 iyo siyaabaha la iskaga ilaaliyo

Waxaa barnaamijkan noo sahlay wazaarada caafimaadka ee gobolka Minnesota

waxaa qoaray cabdi Ibrahim

St Cloud , MN

About Author

Exit mobile version
Skip to content