Waxaa ayaamahan isa soo tarayaay tirada guud ee cudurka COVID-19 gobolka Minnesota. Iyada oo taas laga duulayo ayaa waaxda dugsiyada magaalada St. Cloud ay kamuujinaysaa walaac ah sii wadidda dugsiyada latagaayo. Waxaa hadda lahadal hayaa oo aan wali go’aan rasmi ah laga gaarin in ilmaha yar yar ee dhigta fasallada xanaanada ilaa fasalka 5aad in loo baddali doono dhanka waxbarashada guriga (distance learning).
La xiriir iskuulkaaga hadii aad qabto su’aalo ama walaac ku saabsan ardaygaagga hawshiisa iskuulka, helida cuntada, daryeelada ilmaha gaaray da’da iskuulka ama wax kale oo adeeg ah oo uu bixinayo iskuulkaagu.
La xiriir Waaxda Waxbarashada Minnesota (Minnesota Department of Education) hadii aad qabto su’aalo oo ku saabsan habraaca guri wax ku barashada ee iskuulka ama wax walaac ah oo ku saabsan iskuuladda.
Fadlan booqo websiteka COVID-19.Questions.MDE@state.mn.us
Waxaadna ka heli kartaa telphone lambarka 651-582-8200

More Stories
Grandview School hosted an Open House in St. Cloud, Minnesota
Taysir Quran is a learning app created to help children and beginners learn reading the Quran easily
Maxaa noo xigga shirkii ka dib? Su’aalaha ayaa ah: sidee hadalka loogu beddeli karaa ficil?