Haddii aad lakulantid wax takoorid ah haddi ay noqonlahayd in lagugu takooro diintaada, midabkaaga, jinsiyadada ama nooc walba ay noqoto
Fadlan soo sheeg oo dacwad ka gee wax walba ootakoorid ama eex ah oo aad dareentid. Waxaad wicikartaa lamabrka ah 1-833-454-0148 ama dacwadaadakugudbi dhinaca Khadka onlineka ah. Lambarkamarkaad wacdid waxaa ku caawinaya shaqaale ka socda hayada xuquuqul insaanka ee Minnesota. Turjumaan haddii aad u baahan tahayna waa kuudiyaar luqad walba oo aad kuhadashid.
Haddii aad dhibane tahay uu soo gaadhayfaldambiyeed la xidhiidha isir nacayb ama aad u cabsatid naftaada fadlan wac 911.
Wixii suaal ah oo la xidhiidha COVID-19 fadlan waclambarka 651-297-1304 or 1-800-657-3504 isniin ilaajimco saacadaha 9ka aroornimo ilaa 4ta galabnimo.
Waxaa qoray cabdi Ibraahim
St Cloud , MN

More Stories
Islamic Center 2026 19th Annual
Islamic Center of St. Cloud is hosting its 19th Annual Convention on Saturday, October 3, 2026.
Residents raise concerns over Flock cameras at City Hall tonight. What do you think about the ALPR?